Yexesqeel 25:16 KQA

16 sidaas daraaddeed Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Bal eeg, gacantaydaan reer Falastiin ku dul fidin doonaa, oo reer Kereetiimna waan gooyn doonaa, oo kuwa badda xeebteeda ku hadhayna waan baabbi'in doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 25

arki Yexesqeel 25:16 macnaha guud