Yexesqeel 25:5 KQA

5 Oo Rabbaahna waxaan ka dhigi doonaa gole geel, meesha reer Cammoonna waxaan ka dhigi doonaa xeryo adhi, oo markaasaad ogaan doontaan inaan anigu Rabbiga ahay.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 25

arki Yexesqeel 25:5 macnaha guud