Yexesqeel 27:35 KQA

35 Dadka gasiiradaha deggan oo dhammu way kula yaabsan yihiin, oo boqorradooduna aad iyo aad bay u cabsan yihiin, oo wejigooduna aad buu u argaggaxsan yahay.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 27

arki Yexesqeel 27:35 macnaha guud