Yexesqeel 28:14 KQA

14 Waxaad ahayd keruubkii subkanaa ee wax dabooli jiray, oo aniga ayaa saas kaa dhigay si aad buurta quduuska ah ee Ilaah u joogtid. Oo waxaad hor iyo dib ugu dhex socon jirtay dhagaxyo dab ah.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 28

arki Yexesqeel 28:14 macnaha guud