Yexesqeel 3:21 KQA

21 Habase ahaatee haddaad ninka xaqa ah u digtid, si uusan ka xaqa ahu u dembaabin oo uusan dembi u samayn, markaas hubaal wuu noolaan doonaa, maxaa yeelay, wuu digniin qaatay, adiguna naftaadii waad samatabbixisay.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 3

arki Yexesqeel 3:21 macnaha guud