Yexesqeel 3:7 KQA

7 Laakiinse reer binu Israa'iil dooni maayaan inay ku maqlaan, maxaa yeelay, dooni maayaan inay aniga i maqlaan, waayo, reer binu Israa'iil oo dhammu waa dad weji adag oo qalbi qallafsan.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 3

arki Yexesqeel 3:7 macnaha guud