Yexesqeel 30:24 KQA

24 Oo xoog baan u yeeli doonaa gacmaha boqorka Baabuloon, oo seeftaydana gacantiisaan u dhiibi doonaa, laakiinse Fircoon gacmihiisaan jejebin doonaa, oo hortiisuu kaga cabaadi doonaa sida nin dhaawac ahu uu u cabaado oo kale.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 30

arki Yexesqeel 30:24 macnaha guud