Yexesqeel 32:16 KQA

16 Oo Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Taasu waa baroorta iyada loogu barooran doono. Gabdhaha quruumuhuna way ku barooran doonaan. Waxay ugu barooran doonaan Masar iyo dadkiisa badan oo dhanba.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 32

arki Yexesqeel 32:16 macnaha guud