Yexesqeel 33:15 KQA

15 iyo hadduu sharrowgu rahaamaddii celiyo, oo uu wixii uu dhacay celiyo, oo uu qaynuunnada nolosha ku socdo, isagoo aan innaba xumaan samaynayn, markaas hubaal wuu noolaan doonaa, mana dhiman doono.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 33

arki Yexesqeel 33:15 macnaha guud