Yexesqeel 33:17 KQA

17 Laakiinse dadkaagu waxay yidhaahdaan, Sayidka jidkiisu ma qummana, illowse waa iyaga qudhooda waxa aan jidkoodu qummanayn.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 33

arki Yexesqeel 33:17 macnaha guud