Yexesqeel 33:32 KQA

32 Bal eeg, waxaad iyaga u tahay sida balwo caashaq ah oo uu mid cod wanaagsan oo alaab muusikeed si wacan ugu cayaari yaqaan ku balweeyo, waayo, erayadaada way maqlaan, laakiinse innaba ma ay yeelaan.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 33

arki Yexesqeel 33:32 macnaha guud