Yexesqeel 33:5 KQA

5 Buunka dhawaaqiisuu maqlay, mase digtoonaan, dhiiggiisu isaga uun buu saarnaan doonaa. Hadduu digtoonaan lahaa, naftiisuu samatabbixin lahaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 33

arki Yexesqeel 33:5 macnaha guud