Yexesqeel 34:24 KQA

24 Oo aniga Rabbiga ahu Ilaahooda baan ahaan doonaa, oo addoonkayga Daa'uudna wuxuu ahaan doonaa amiir dhexdooda jooga. Aniga Rabbiga ah ayaa saas ku hadlay.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 34

arki Yexesqeel 34:24 macnaha guud