Yexesqeel 34:29 KQA

29 Oo waxaan iyaga u soo bixin doonaa geed caan ah, oo mar dambena dalka dhexdiisa abaar uguma ay baabbi'i doonaan, oo kol dambe ceebtii quruumaha ma ay sidan doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 34

arki Yexesqeel 34:29 macnaha guud