Yexesqeel 35:3 KQA

3 oo waxaad ku tidhaahdaa, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Buur Seciiray, bal eeg, col baan kugu ahaye, oo gacantaydaan kugu fidin doonaa, waxaanan kaa dhigi doonaa cidla iyo yaab.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 35

arki Yexesqeel 35:3 macnaha guud