Yexesqeel 36:26 KQA

26 Oo weliba waxaan idin siin doonaa qalbi cusub, oo ruux cusubna waan idin gelin doonaa; jidhkiinnana qalbigii dhagaxa ahaa baan ka dhex bixin doonaa, oo waxaan idin siin doonaa qalbi jiidh ah.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 36

arki Yexesqeel 36:26 macnaha guud