32 Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Taas idinka aawadiin uma aan sameeyo, bal idinku taas ogaada, reer binu Israa'iilow, jidadkiinna xunxun aawadood isu ceebsada oo facsharma.
akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 36
arki Yexesqeel 36:32 macnaha guud