Yexesqeel 36:8 KQA

8 Laakiinse idinku buuraha reer binu Israa'iilow, waxaad soo bixin doontaan laamihiinna, oo waxaad midhihiinna u dhali doontaan dadkayga reer binu Israa'iil, waayo, iyagu dhaqsay u iman doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 36

arki Yexesqeel 36:8 macnaha guud