Yexesqeel 37:10 KQA

10 Sidaas daraaddeed waxaan ku hadlay siduu igu amray, oo neef baa iyagii soo gashay, oo way soo wada noolaadeen, oo cagahay ku istaageen, oo waxay ahaayeen ciidan aad iyo aad u faro badan.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 37

arki Yexesqeel 37:10 macnaha guud