Yexesqeel 37:14 KQA

14 Ruuxaygaan idin gelin doonaa, waanad soo noolaan doontaan, oo waxaan idin keeni doonaa dalkiinnii. Oo markaasaad ogaan doontaan in aniga Rabbiga ahu aan saas ku hadlay, oo aan weliba oofiyey, ayaa Rabbigu leeyahay.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 37

arki Yexesqeel 37:14 macnaha guud