Yexesqeel 38:11 KQA

11 oo waxaad odhan doontaa, Waxaan ku kici doonaa dalka tuulooyinka aan deyrnayn, oo waxaan ku kici doonaa kuwa xasilloon, oo ammaanka ku deggan, oo kulligood iska deggan iyagoo aan lahayn derbiyo ku deyran iyo qataarro iyo irdo,

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 38

arki Yexesqeel 38:11 macnaha guud