Yexesqeel 38:22 KQA

22 Oo waxaan isaga ku xukumi doonaa belaayo iyo dhiig; oo isaga, iyo guutooyinkiisa, iyo dadka badan oo isaga la jiraba waxaan ku soo kor dayn doonaa roob wax qarqinaya, iyo roob dhagaxyo waaweyn leh, iyo dab, iyo baaruud.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 38

arki Yexesqeel 38:22 macnaha guud