Yexesqeel 38:9 KQA

9 Adigu waad soo kici doontaa oo waxaad u iman doontaa sida duufaan oo kale, oo waxaad ahaan doontaa sida daruur dalka qarisa, adiga iyo guutooyinkaaga oo dhan, iyo dad faro badan oo kula jiraba.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 38

arki Yexesqeel 38:9 macnaha guud