Yexesqeel 39:25 KQA

25 Sidaas daraaddeed Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Haatan waxaan soo celin doonaa maxaabiistii reer Yacquub, oo reer binu Israa'iil oo dhanna waan u wada naxariisan doonaa, oo magacayga quduuskaa aawadiis ayaan u hinaasi doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 39

arki Yexesqeel 39:25 macnaha guud