Yexesqeel 44:30 KQA

30 Oo wax kasta oo midhaha ugu horreeya cayn kastaba, iyo qurbaannadiinna oo dhan cayn kasta oo ay yihiinba waxaa iska leh wadaaddada. Oo cajiinkiinna cadka ugu horreeyana waa inaad wadaadka siisaan si ay barako reerkiinna ugu soo degto.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 44

arki Yexesqeel 44:30 macnaha guud