Yexesqeel 46:16 KQA

16 Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Amiirku hadduu wiilashiisa midkood hadiyad siiyo, taasu waa dhaxalkiisa, oo wiilashiisaa lahaan doona, oo waa hantidooda ay dhaxal ahaan u leeyihiin.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 46

arki Yexesqeel 46:16 macnaha guud