Yexesqeel 46:22 KQA

22 Oo barxadda afarteeda rukunba waxaa ku yiil barxado kala xeraysan oo dhererkoodu afartan dhudhun yahay oo ballaadhkooduna soddon dhudhun yahay, oo afartaas barxadood ee rukummada ku tiil isku qiyaas bay ahaayeen.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 46

arki Yexesqeel 46:22 macnaha guud