Yexesqeel 5:13 KQA

13 Oo sidaasaa xanaaqaygu ku dhammaystirmi doonaa, cadhadaydana iyagaan ku dejin doonaa, markaasaan qaboobi doonaa, oo waxay ogaan doonaan inaan aniga Rabbiga ahu qiiradayda kula hadlay markaan cadhadaydii korkooda ku dhammaystiray.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 5

arki Yexesqeel 5:13 macnaha guud