Yexesqeel 5:17 KQA

17 oo waxaan kugu soo dayn doonaa abaar iyo dugaag xunxun, oo iyana way ku gablamin doonaan, oo belaayo iyo dhiig ayaa ku dhex mari doona, oo seef baan kugu soo dayn doonaa. Aniga Rabbiga ah ayaa sidaas ku hadlay.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 5

arki Yexesqeel 5:17 macnaha guud