Yexesqeel 7:12 KQA

12 Wakhtigii waa yimid, oo maalintii way soo dhow dahay. Kan wax iibsadaa yuusan waxba rayrayn, kan wax iibiyaana yuusan waxba murugoon, waayo, dadkooda badan oo dhanba cadhaa dul saaran.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 7

arki Yexesqeel 7:12 macnaha guud