Yexesqeel 9:1 KQA

1 Markaasuu dhegahayga cod weyn ugu qayliyey, isagoo leh, Kuwa magaalada u taliya soo dhowee, iyadoo ninkood kastaaba uu hubkiisa uu wax ku baabbi'iyo gacanta ku haysto.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 9

arki Yexesqeel 9:1 macnaha guud