Yoo'eel 1:7 KQA

7 Geedahaygii canabka ahaa way baabbi'iyeen, oo dhirtaydii berdaha ahaydna way diirteen, wayna mudhxiyeen oo kala tuurtuureen, oo laamahoodiina waa qayax cad.

akhri dhamaystiran cutubka Yoo'eel 1

arki Yoo'eel 1:7 macnaha guud