Yoonis 1:10 KQA

10 Markaasay nimankii aad iyo aad u cabsadeen, oo ku yidhaahdeen, Waa maxay waxa aad samaysay? Waayo, waxay ogaadeen inuu Rabbiga hortiisa ka soo cararay, maxaa yeelay, isagaa u sheegay.

akhri dhamaystiran cutubka Yoonis 1

arki Yoonis 1:10 macnaha guud