Yoonis 3:4 KQA

4 Markaasaa Yoonis wuxuu bilaabay inuu magaaladii dhex galo in maalin socod ah, oo intuu qayliyey ayuu yidhi, Weli waxaa u hadhay afartan maalmood, dabadeedna Nineweh waa la afgembiyi doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yoonis 3

arki Yoonis 3:4 macnaha guud