Yoonis 3:8 KQA

8 Laakiinse dad iyo duunyoba dhar joonyad ah ha la wada huwado, oo Ilaah xaggiisa aad ha loogu qayliyo; oo mid kastaaba ha ka leexdo jidkiisii xumaa iyo dulmiga gacmihiisa ku jira.

akhri dhamaystiran cutubka Yoonis 3

arki Yoonis 3:8 macnaha guud