1 Korintos 7:16 KQA

16 Waayo, sidee baad ku garanaysaa, naag yahay, inaad ninkaaga badbaadin doonto iyo in kale? Ama sidee baad ku garanaysaa, nin yahow, inaad naagtaada badbaadin doonto iyo in kale?

akhri dhamaystiran cutubka 1 Korintos 7

arki 1 Korintos 7:16 macnaha guud