Cibraaniyada 10:34 KQA

34 Waayo, waad u naxariisateen kuwii xidhnaa, farxad baadna ku aqbasheen dhicitinka maalkiinna la dhacay, idinkoo og inaad idinka qudhiinnu maal ka wanaagsan oo raagaya haysataan.

akhri dhamaystiran cutubka Cibraaniyada 10

arki Cibraaniyada 10:34 macnaha guud