Cibraaniyada 13:17 KQA

17 Hoggaamiyayaashiinna addeeca oo ka dambeeya, waayo, iyagu waxay ilaaliyaan naftiinna sidii iyagoo jawaab ka bixin doona. Taas farxad ha ku sameeyeen, oo yaanay qulubsanaan, waayo, taasu waxba idiin tari mayso.

akhri dhamaystiran cutubka Cibraaniyada 13

arki Cibraaniyada 13:17 macnaha guud