Cibraaniyada 13:9 KQA

9 Waxbaridda kala duwan oo qalaadu yay idinla tegin, waayo, waa wanaagsan tahay in qalbigu nimco ku taagnaado ee uusan ku taagnaan cunto, tan kuwa ku macaamilooday aanay ku faa'iidin.

akhri dhamaystiran cutubka Cibraaniyada 13

arki Cibraaniyada 13:9 macnaha guud