Cibraaniyada 4:7 KQA

7 Taas daraaddeed haddana mar kale maalintoo buu gooni u dhigay, isagoo wakhti dheer dabadeed qorniinka Daa'uud ku leh, Maanta, sidii kolkii hore la yidhi, Maanta haddaad codkiisa maqashaan, Qalbiyadiinna ha adkaynina.

akhri dhamaystiran cutubka Cibraaniyada 4

arki Cibraaniyada 4:7 macnaha guud