Falimaha Rasuullada 12:6 KQA

6 Oo markii Herodos damcay inuu soo saaro, isla habeenkaas Butros wuxuu kala dhex hurday laba askari isagoo ku xidhan laba silsiladood; waardiyayaalna albaabka hortiisa ayay xabsiga ka ilaalinayeen.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 12

arki Falimaha Rasuullada 12:6 macnaha guud