Falimaha Rasuullada 12:7 KQA

7 Oo bal eega, malaa'igtii Rabbiga baa is-ag taagtay, oo iftiin baana xabsiga iftiimiyey. Markaasay Butros dhinaca ku dhufatay oo toosisay, oo waxay ku tidhi, Dhaqso u kac. Kolkaasaa silsiladihiina gacmihiisii ka dhaceen.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 12

arki Falimaha Rasuullada 12:7 macnaha guud