Falimaha Rasuullada 15:2 KQA

2 Oo markii Bawlos iyo Barnabas wax aan yarayn kula murmeen oo ku su'aaleen iyaga, ayaa walaalihii waxay doorteen Bawlos iyo Barnabas iyo kuwo kale oo iyaga ka mid ah inay Yeruusaalem aadaan oo ay u tagaan rasuulladii iyo waayeelladii inay su'aashan kala hadlaan.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 15

arki Falimaha Rasuullada 15:2 macnaha guud