Falimaha Rasuullada 15:3 KQA

3 Sidaas daraaddeed iyagoo kiniisaddu soo sagootiday, waxay sii dhex mareen Foynike iyo Samaariya, iyagoo ka warramaya sidii dadkii aan Yuhuudda ahayn u soo jeesteen; waxayna aad uga farxiyeen walaalihii oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 15

arki Falimaha Rasuullada 15:3 macnaha guud