Falimaha Rasuullada 8:25 KQA

25 Haddaba iyagu markay marag fureen oo Rabbiga ereygiisa ku hadleen, waxay ku noqdeen Yeruusaalem, waxayna tuulooyin badan oo reer Samaariya ah ku wacdiyeen injiilka.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 8

arki Falimaha Rasuullada 8:25 macnaha guud