Falimaha Rasuullada 8:26 KQA

26 Laakiin Rabbiga malaa'igtiisa ayaa waxay la hadashay Filibos, iyadoo ku leh, Kac oo aad xagga koonfureed, oo waxaad raacdaa jidka Yeruusaalem ka taga ilaa Gaasa taasoo cidla ah.

akhri dhamaystiran cutubka Falimaha Rasuullada 8

arki Falimaha Rasuullada 8:26 macnaha guud