Matayos 12:40 KQA

40 Waayo, sida Yoonis saddex maalmood iyo saddex habeen caloosha nibiriga ugu jiray, sidaasuu Wiilka Aadanahuna saddex maalmood iyo saddex habeen caloosha dhulka uga jiri doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 12

arki Matayos 12:40 macnaha guud