Matayos 12:41 KQA

41 Nimanka Nineweh waxay xisaabta isla taagi doonaan dadka qarnigan, wayna xukumi doonaan, waayo, waxay ku toobadkeeneen wacdigii Yoonis, oo bal eeg, mid Yoonis ka weyn ayaa halkan jooga.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 12

arki Matayos 12:41 macnaha guud