Matayos 18:10 KQA

10 Iska jira inaydnaan yaryarkan midkood quudhsan, waayo, waxaan idinku leeyahay, Mar walba malaa'igahooda jannada ku jira ayaa wejiga Aabbahayga jannada ku jira eegaya.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 18

arki Matayos 18:10 macnaha guud