Matayos 18:9 KQA

9 Haddii ishaaduna ku xumayso iska bixi oo iska tuur. Waxaa kuu wanaagsan inaad il keliya nolosha ku gashid intii adigoo laba indhood leh lagugu tuuri lahaa jahannamada dabka ah.

akhri dhamaystiran cutubka Matayos 18

arki Matayos 18:9 macnaha guud